Ku bood tusmada horraanta
If you continue browsing this website, you agree to our policies:
  • Politique du site
Continue
x
Le Réseau Mob'In

Soo gal Le Réseau Mob'In

Erey-isgaradku miyuu kaa lumey?

Halkan ma markii kuugu horeysabaa ?

Asalamu caleykum! Inaad marin buuxa u hesho koorsooyinka waxaad u baahantahay hal daqiiqo ood ku sameysato akoon cusub.
Mid kasta oo ka mid ah koorsooyinka waxa laga yaaba gooni ahaantooda iney lahaadaan "fure is-qoritaan", oo mar kaliya la isticmaalayo oo aadan u baahannaneyn ilaa wakhti danbe mooye.
Waa kuwan tallaabooyinku:
  1. Ku buuxi foomka Akoonka Cusub faahfaahinta arrimhaaga.
  2. Email ayaa markaaba loo soo diri cinwaanka emailkaaga.
  3. Akhri emailkaaga, oo guji xidhiidhinta webka ah ee ay wadato
  4. Akoonkaaga waa la xaqiijin doonaa oo wa laguu oggollaan inaad soo gasho
  5. Haddaba, xulo koorsada aad rabto inaad ka qayb qaadato
  6. Haddii ay kuu soo baxdo "Fure is-qoritaan" -ka macallinkaagu ku siiyey isticmaal.Taas ayaa ku "qori" koorsada
  7. Koorsadii oo dhan ayaad markaa marin u heli. Hadda waxa laga bilaabo markaa waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad galiso isticmaale-magacaaga iyo isgarad-ereygaaga ama Passwordkaaga (foomka boggan ku yaal) inaad dhex gasho oo aad marin u hesho koorso kasta oo aad is-qortey.
Biloow haddaba adiga oo sameynaya akoon cusub!
Soomaali ‎(so)‎
Bamanankan ‎(bm)‎ Deutsch ‎(de)‎ English ‎(en)‎ Español - Internacional ‎(es)‎ Français ‎(fr)‎ Italiano ‎(it)‎ Kreyòl Ayisyen ‎(hat)‎ magyar ‎(hu)‎ Malagasy ‎(mg)‎ Polski ‎(pl)‎ Română ‎(ro)‎ Soomaali ‎(so)‎ Türkçe ‎(tr)‎ Turkmen ‎(tk)‎ Ελληνικά ‎(el)‎ Беларуская ‎(be)‎ Български ‎(bg)‎ Македонски ‎(mk)‎ Русский ‎(ru)‎ Українська ‎(uk)‎ Հայերեն ‎(hy)‎ العربية ‎(ar)‎ دری ‎(prs)‎ سۆرانی ‎(ckb)‎ فارسی ‎(fa)‎ لیسي ‎(ps)‎ ትግርኛ ‎(ti)‎ ਪੰਜਾਬੀ ‎(pan)‎
Wali meesha maadan soo galin.
Policies
Get the mobile app
Powered by Moodle